Shaqo Online waa suuqii ugu horeeyay ee shaqooyinka online-ka ah ee Soomaalida, kaasoo isku xiraya ganacsiyada waaweyn ama shaqsiyaadka gaarka ah ee haysta mashruuc ay rabaan in lagala qabto hawlo iyo shaqooyin gaar ah, iyo dadka leh xirfadahaas ama awooda ay ku qabanayaan hawlahaas.
Tusaale ahaan: Shirkad ayaa u baahan inay sameyso xayaysiis laakiin ma taqaan meel ay ka helaan xirfadlayaal ku habboon, iyadoo dunida casriga ah ee wax waliba online-ka isku bedelay ay dhib ku tahay helitaanka. Dhanka kale, waxaa jira wiil ama gabadh Soomaaliyeed oo abuuraya content viral ah ama leh cinwaan baraha bulshada,
Shaqo.online waxa ay isu keenayaa labada dhinac, isagoo u beddelaya waqtigooda lacag, iyagoo qabanaya shaqooyinka ay jecel yihiin oo maalin walba qabtaan. Halkaas, ganacsiyada ama shirkaduhu waxay ka faa'iideysanayaan suuq cusub oo digital ah, aadna loogu baahanyahay.